Somali Response Innovation Lab

The Somali Response Innovation Lab (SomRIL) is an interagency partnership which seeks to create and apply effective innovations to enhance the impact of humanitarian and development interventions to improve the resilience of the Somali people. This is achieved through providing a supportive and safe environment where NGOs, the private sector, UN agencies, government and academia can share specific challenges they face delivering humanitarian and resilience programming, and identify innovative solutions which can be brought to scale. SomRIL is part of the Global Response Innovation Lab partnership (GRIL) whose founding members include World Vision, Save the Children, Oxfam, George Washington University and Civic.

Shaybaarka Tijaabooyinka Arrimaha Biniaadinimo

Shaybaarka tijaabooyinka arrimaha biniadinimo ee soomaliya (SomRIL) waxaa iskaashi looga gol leeyahay in lagu sameeyo tijaabooyin dhaxal gal ah si loo hormariyo saamaynta adeegyada arrimaha biniaadinimo iyo kuwa horumarineed ayadoo la diyaarinayo mashaaric kusalaysan kobcinta Bulshada Soomaaliyeed. Tan waxaa lagu gaari karaa ayada oo la suurta gelinayo taageerada jawi degan oo nabdoon oo hayadaha, Ganacsiyada gaar ka loo leeyahay, Haydaha qaramada midoobe, Hayadaha Dowliga iyo akadeemiyada si ay u wadaagaan dhibaatooyinka barnaajmiyada biniadinimo iyo kuwa Kobcinta nolaleed iyo in la helo Xal cusub kadibne la balaariyo. SomRIL waxay qeyb katahay Shaybaar tijaabooyin arrimaha biniadinimo oo Caalami ah kaas oo ay soo hindiseen xubnaha ay kamid yihin hayada World Vision, Save the Children, Oxfam, Jaamacada George Washington iyo Civic.

The SomRIL is hosted under the Somali Resilience Program (SomReP), which is a consortium of seven NGOs – World Vision, Action Against Hunger, ADRA, Care, COOPI, Danish Refugee Council and Oxfam. We work with many other organisations such as George Washington University and Benadir University’s Somali Disaster Resilience Institute (SDRI). With bases in Mogadishu and Nairobi, we bring together a range of different actors working on significantly better outcomes for Somalis.

Barnaamijka RIL ee Soomaaliya waa iskaashi ay martigelinayso Somrep oo ah isbahaysi ka kooban hayado todoba (7) ah-World Vision, Action Against Hunger, ADRA, Care, COOPI, Danish Refugee Council iyo Oxfam. Waxaa kale oo aan lashaqeynaa hayada kale oo badan oo ay kamid yihiin Jaamacada George Washington iyo Jaamacada Benadir. Machadkeeda Kobcinta uadkaysiga musiibooyinka Anagoo kuleh xarumo Muqdisho iyo Nairobi, waxaan isu keenaa jilayaal farabadan oo kashaqeynayaa u adeegida Bulshada Soomaaliyeed.

SomRIL innovation support mechanisms include:

Qaababka Taageerada tijaabooyinka ee SomRIL waxaa kamid ah:

1. Convenes –a coordination and collaboration function.

1. Kulamada-Nidaamka isuduwida iyo iskaashiga.

2. MatchMaker – a process to receive humanitarian challenges and help identifying innovative solutions that are already proven elsewhere.

2. Nidaamka isuaadinta-nidaam lagu qabanayo dibaatooyinka biniaadinimo kadibne xal loogu raadinayo oo ah mid meel kale kashaqeeyey.

3. Support – the provision of support to trail and test new and innovative programs in country. SomRIL also builds and connects communities of innovators in-country wherever they are. SomRIL provides connections, program models, business models, and product links to other innovators and innovation hubs.

3. Nidaamka Taageerada-taagerida iyo tijaabooyinka cusub ee wadanka.SomRIL waxay sidoo kale dhistaa oo isku xirtaa bulshooyinka Khibrada u leh tijaabooyinka ee kusugan wadanka dhexdiisa.SomRIL waxay isu xirtaa dhismaha barnaajmiyada ganacsi iyo khibradlayaasha arrimaha tijaabooyin.

SomRIL innovation support mechanisms include:

Qaababka Taageerada tijaabooyinka ee SomRIL waxaa kamid ah:

1. Convenes –a coordination and collaboration function.

2. MatchMaker – a process to receive humanitarian challenges and help identifying innovative solutions that are already proven elsewhere.

3. Support – the provision of support to trail and test new and innovative programs in country. SomRIL also builds and connects communities of innovators in-country wherever they are. SomRIL provides connections, program models, business models, and product links to other innovators and innovation hubs.

1. Kulamada-Nidaamka isuduwida iyo iskaashiga.

2. Nidaamka isuaadinta-nidaam lagu qabanayo dibaatooyinka biniaadinimo kadibne xal loogu raadinayo oo ah mid meel kale kashaqeeyey.

3. Nidaamka Taageerada-taagerida iyo tijaabooyinka cusub ee wadanka.SomRIL waxay sidoo kale dhistaa oo isku xirtaa bulshooyinka Khibrada u leh tijaabooyinka ee kusugan wadanka dhexdiisa.SomRIL waxay isu xirtaa dhismaha barnaajmiyada ganacsi iyo khibradlayaasha arrimaha tijaabooyin.

SomRIL mitigates risk by being grounded in evidence, informed by operational excellence and led by humanitarian principles and ethics.

SomRIL waxay kaga hortagtaa khataraha fashileed ayada oo cadayn la isticmaalayo iyo hab shaqo oo heer sare ah oo ay hagayaan mabaadiida biniaadinimo.

We are currently running the MatchMaker program which helps people with humanitarian challenges match to innovations which can solve these problems.

Waxaan Hadeer wadnaa Barnaamij la yiraahdo Matchmaker kaas oo loogu talagalay in hayadaha iyo Dadka ay haysato caqabado arrimaha Biniaadinimo in ay u helaan xal.

Feel free to contact us if you want to get involved or submit a challenge you have through the MatchMaker. Also if you want to be updated on events we are hosting, what’s happening with humanitarian innovation in Somalia or want to work with us on an innovative solutions get in touch.

Nala soo xirrir hadii aad danaynayso barnaamijkan ama aad caqabad baniaadinimo aad hayso oo aad kusoo gudbinayso barnaamijka MatchMakerka. Sidoo kale hadii aad dooneyso warbixin kusaabsan kulamada aan martigelinayno, waxa kasoconaya barnaamijyada tijaabooyinka cusub ama aad dooneyso in aad nagala shaqeyso arrimaha barnaamijka tijaaboonyinka iyo xal u helidooda nagu soo xiran.

Somali Innovation Ecosystem Map:

Qariirada Tijaabooyinka ee Soomaaliya:

The Somali Innovation Ecosystem Map is designed for actors working on innovative solutions to humanitarian challenges to identify and connect with relevant actors. The map was created by the Somali Response Innovation Lab, an inter-agency mechanism supporting humanitarian innovation in Somalia which is hosted by SomReP, with support from the Office of U.S. Foreign Disaster Assistance (OFDA) and partners. For further details, connections, or  suggestions for updates contact the SomRIL at somalia@responseinnovationlab.com
This Somali Innovation Ecosystem Map was made possible by the generous support of the American people through  the United States Agency for International Development (USAID), The Department of Foreign Affairs and Trade (DFAT) is the department of the Government of Australia, and the Swedish International Development Cooperation Agency (SIDA) which is a government agency of the Swedish Ministry for Foreign Affairs.

Qariirada tijaabooyinka ee Soomaaliya waxa loogu talagalay daneeyayaasha arrimaha tijaabooyinka iyo xalkooda si hayadaha haya dhibaatooyin biniaadinimo loogu xiro Xal raadiyeyaal khuseeya.Qariirada waxaa sameeyey Barnaajka tijaabooyinka arrimaha biniadinimo ee soomaaliaya oo ah urur hayado oo taageeraya tijaabooyinka arrimaha biniadinimo ee Soomaaliya taas oo ay martigeliyso Somrep ayadoo taageero kahelayso xafiiska Gargaarka Masiibooyinka Mareykanka (OFDA) and hayada kale.Hadii ay jiraan baahi kusaabsan xog dheeraad ah,isuxir ama fikrado lasoo xirrir SomRIL
somalia@responseinnovationlab.com
Qariirada Tijaabooyinka Soomaaliya waxa surtageliyey dheeqsinimada Dadka Mareykanka ayado oo lasoo mariyey Hayada horumarinta Caalamiga ee Mareykanka (USAID), waaxda arrimaha dibada iyo ganacsiga (DFAT) oo ah qeyb katirsan Dowlada Australia and Hayada horumarinta caalamiga ah ee Sweden (SIDA) taas oo ah hayad hoos tagta wasaarada arrimaha dibada ee Sweden.

The contents are the responsibility of the Response Innovation for Somalia Emergencies (RISE) program and do not necessarily reflect the views of USAID or the United States Government.

Xogtan waxaa masuul ka ah mashruuca tijaabooyinka arrimaha biniadinimo ee xaalada deg dega kutaxaluqa kamana turjumayaan aragtida hayada USAID ama Dowlada Mareykanka.

***Coming soon – an interactive Somali Innovation Ecosystem Map***

***Waxaa Goor Dhow soo socda Qariirada tijaabooyinka ee Soomaaliya***